Marka aan ka hadalno maxaa dib u dhiga biyaha, dad badan ayaa waxay ka sheegtaan biyabbaxa degdeg ah, qaarkooda hal daqiiqo galmada ma wadi karaa marka uu bahalkiisa cambarka gabadha ku qabto isla markii biyaha ayaa ka soo booda, daawooyin badan baa la sheegaa dhamaantoodana dhib ayay u keenaan qofka midda ugu fiican qofka inuu biyaha ku daahiyo waa fikirka maskaxda, marka aad biyabixi rabtid jooji niikada ama dhaqdhaqaaqa midda kale maskaxdaada wax kale soo gali oo aan shaqada galmada la xiriirin, teeda kale haddii aad naasaheeda haysay ama jirkeeda kale aad gacanta kula jirtay iska daa, haddii afkeeda iyo afkaaga isku jireen marka aad galmada waday jooji, muddo labo daqiiqo sidaas ahow biyaha way noqnayaa, sidoo kale waxaad badalaysaa qaabka galmada, haddii aad fadhi ku cunaysay waxaad u baddalaysaa dhinac, waxaa kaloo aan kuu sheegaa biyaha marka ay aad u soo degdegaan waa marka ay naagta foorarsan tahay, oo loo jeedo dabadeeda siiba marka ay leedahay futo weyn, ruxashada baryaheeda ayaa ninka sii kiciya haddii markaas uu galmado wado waxay u keenayaan inuu si daran u raaxaysto, marka waa la is bari karaa in biyaha gadaal la mariyo oo la daahiyo, naagahana ma jecla ninka biyaha degdegga qabo.