Calaamadaha jacaylka iyo farqiga gabadha iyo garoobta xagga sariirta





Jacaylka naagta waxaa lagu ogaan karaa astaamo badan , dumarka badankooda beenta xagga jacaylka way ku dheereeyaan way jili karaan adoon ka dareemin, haddii aad ka aragto gabar astaamahan waxaad ogaataa inay ku rabto

  1. Haddii ay mar walbo imaanayso meel adiga aad joogto.
  2. Haddii ay warkaaga maqalyso oo tixgalainayso wixii aad dhaxdo fulinayso.
  3. Marka ay kula hadlayso hoos ayay fiirinaysoo si fiican kuuma soo eegi karto, laakin marka aad meel ku mashquulsan tahay si fiican ayay kuu soo eegaysaa.
  4. Hadlkaaga kama dheregto maantoo dhan inay ku dhegeysato ayay rabtaa.
  5. Haddii aad naag kale ka sheekaysid way dhibsanaysaa, waxaad ka dareemaysaa wejigeedaa masayr cad.
  6. Marka aad kala tagaysaan culays ayay dareemaysaa, laakin marka aad wada kulmaysaan firfircooni xaddhaaf ayay muujinaysaa.

inkastoo naagaha sidaas ay ku kala duwan yihiin, haddana guud ahaan waxaa u badan gabdhaha.
 garoobada intooda badan jacaylka agtooda kuma weyna , keliya waxay qiimeeyaan ninka ragga ah oo maamuli karo oo mus'uuliyad qaadi karo, waayo waxay u leeyihiin nimanka qibrad badan , xataa xagga galmada ma aha sida gabarta oo kale , haweeneyda garoobta ninka si daran ayay ugu raaxaysaa kama xishoonayso dharka iyadoon laga baryin ayay soo siibtaa, laakin gabadha ma rabto inay is qaawiso iyadoo qaawan way dhibsanaysaa, waxaa laga yaabaa inay diraca dhigin iyo gorogorada, waxaa dhici karta kastuumada keliya  inay siibto nalkana ay damiso markaas ay ninka u oggolaato inuu u tago, galmada foorarkana way neceb yihiin waxay moodaan in bada laga galinayo bahalka.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post