Tartanka dumarka iyo raga eeg qofka badinaayo


Adeegsiga computer maanta la joogo yaa u badan raga iyo hablaha? maryoley, sida ka muuqata webyada soomaaliyeed waxaa u badan haweenka, markaad eegto Youtube waxa commentiga sameeyo naag ayaa u badan, sidoo kale markaad gasho facebook waxaad arkaysaa abaayo inay dhex boodayso, haddaba waxaad ogaataa ragga in laga badiya xaga isticmaalka tignalojiyada maanta dunida ka jirta, waa marka aan ka hadalno bulshada soomaaliyeed, xitaa markaad fiirisid dadka saaxiibada aad tihiin faceboogga yaa u badan  ragga miyaa ama dumarka, adaaba ogaan karo adoon meel kale eegin, haweenka soomaaliyeed waxaa ka muuqata inay ragga soomali ku kalsooneyn, xitaa naag madaxweynenimo inay isku soo sharaxdo maxaa ku kalifay, waxay aaminsan tahay ragga inay siyaasada ku fashilmeen ilaa iyo hadda wax way qaban la'yihiin, kii madax noqdabada jeebkiisa ayaa u daran iyo qabiilkiisa.
afka furnaagaha bislaaday
sanka dhuuban waa dhis






dharka jaalaha yaa kugabar carab aad moodo sida ay u cadahay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post