Bulshada xamar maalmahaan waxaa ku soo batay niiko cusub oo aan waligeeda la arkin, niikadaas waxay tahay in wiil iyo gabar ay soo hor joogsadaan dad badan oo meel jooga, dadkaas oo ka kooban niman iyo naago iyo carruur waxaa yaab leh niikadan aad bay uga xun tahay niikada naagta kaligeeda dabadeeda wareejiso, tan waa isfuul cad naagta waxay samaynaysaa intay foorarsato ninka gadaal buu ka soo istaagayaa markaas ayuu saarayaa bahalkiisa iyadana futadeeda ayay ku ruxaysaa dadka oo dhan way fiirsanayaan runtii waa wasmo oo cad ay soomaalidu hadda meel bannaan ku samaynayso, waxaa la sheegay niikooyinka noocaas ah waxay ka dhacaan soomaali gaar ahaan muqdisho iyo magaalada Nairobi dalka kenya, waxaan shaki ku jirin naagta sidaas lagu sameeyo inay dhilo tahay ninka ku samaynayana inuu yahay dhilay, gabadha sharamuutada ah waxaa dabeecad u ah inaysan ka xishoonin waxyaalaha foosha xun, diidi mayso in gadaal laga fuulo waxaa imaan doonta inay siilkeeda soo bandhigto iyadoo dadka oo dhan ay wada fiirsanayaan, waxaa kaloo la yaab leh dad muslin isku sheegaya oo falkaas si toos oon qarsoodi lahayn u sameeya, waxaa dhici karta in arrimahaas gaalada ay maamulayaan dadkaasna in laga dambeeyo, waagii hore waxaa lagu yaqiinay niikada naagaha jareerta ah intay dabada maro ku soo xirato ayay wareejin jirtay inkastoo ay xun tahay haddana middan mujtmaca soomaaliyeed keenay maalmahaan ma gaarto xagga xumaanta iyo dullinimada,