Naagaha garka iyo shaarbaha maxaa u keena




Jirka haweenka marka uu ku bato hormoonka Testosteronum oo keena codka weyn iyo jirka inay timo ka soo wada yaacaan shaarbo gar  iyo gacmaha iyo lugaha tin ka soo baxdo, sidoo kale kacsigana kaalin ballaaran ayuu ka cayaarayaa Testosteronumka, waxaa laga yaabaa naagta inay qaab ahaan naag tahay haddana wejiga timo ay ka leedahay 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post