Qaabka gabar fiican loo raadsan karo rag badan ayaan fahmin, ninka wuxuu u malaynayaa gabar fiican in lagu helo karo si fudud, way ku adag tahay qof inuu soo saaro gabdha inay xun tahay iyo inay fiican tahay, gabdhaha way jilaan marka la shukaansanayo, hadabada sidee baad ku garan kartaa gabadha kugu haboon ama wanaagsan? waxaad eegaysaa adoon is dhibin hooyadeeda sida ay tahay haddii aad garanayso sidoo kale waxaad ogaataa hooyadeeda haddii la soo furay iyo haddii la qabo, waayo gabdhaha hooyooyinkooda la soo furay cadaawad ayay xambaarsan yihiin inta badan furiin kama baqaan, sidoo kale waxaad baartaa dadka iyada la dhashay markaas ayaad soo saari kartaa naagtan inay fiican tahay iyo in kale, soomaali horay bay u dhahday "geel weynow meeshuu maray ayuu maraa geelyarow", dadka way is raacaan, gabadha marka ay ku rabto si daran ayay u matalaysaa, waxaysan ahayn ayay iska dhigaysaa, markaad guursato oo aad qarash gasho ayay seefta la soo baxaysaa, markaas waxay noqonaysaa arinta inaad furto, sidaas ayuu u batay furiinka dadka soomaliyeed waayahan, sababaha furiinka keena waxaa ugu weyn isfahan la'aanta ama guriga oo been lagu dhiso, dadka dhaho dumarka been baa lagu soo xeragaliyaa runna waa lagu dhaqaa hadalkaas sax ma aha.