Sawirada la soo dhigo webyada sheeko ayaa ka dambaysa sawir walba wuxuu wataa sheeko la xiriirta, marka aan ka hadalno sheekooyinka soomaalida waxay u kala baxaan sheeko taariikhi ah iyo sheeko qof si toos u arkay, sheekooyinka taariikhiga ah inta badan waxaa ka sheekeeya ayeeyooyinka, waxay u sheegaan ilmaha marka habeenkii ay hurdi rabaan.
sheekada shakhsiga taas waa midda qofka gaar ku ah oo ka sheekeeynaya waxa isaga qabsaday oo dhacdo ah.