Naagtee ku fiican qaabka istaagga




Qaabka joogga naag kasta kuma habboona iyo nin kasta, qaabkaas wuxuu ku fiican yahay ninka iyo afadiisa marka ay dherer isla eg yihiin, oo midna midka kale ka dheerayn, haddii naagta ay kaa gaaban tahay waxaad u baahanaysaa inaad hoose isu dhigto ama jilbaha aad laabto taas xanuun ayay kuu keenaysaa marka aad galmada dhamaysato, sidoo kale haddii naagta ay kaa dheer tahay iyadana waxay u baahanaysaa inay jilbaheeda soo qalloociso laakin haddii aad isla eg tihiin qof u baahanaya isnuu isasoo qalloociyo ma jirayo, si toos ayaad isugu tagi kartaan, istaagga labo nooc ayuu u kala baxaa midka koowaad waa hore lbadiina waad istaagaysaan idinkoo wejigiina isku jeeda malabyarowgaaga ayaad cambarkeeda ku riixaysaa si fiican ayuu u wada galayaa isagoo garaacaya kintirka aad  buu ugu raaxaysanayaa ninka labada cajar ayuu dhexmarayaa,marka aad ku garaacayso afka ayaad ka dhuuqaysaa gabadha, qaabka labaad waa gadaal wuxuu ka soo joogsanayaa ninka xagga dhamarka markaas cambarka ayuu soo galinayaa qaabkan bahal dheer ayuu u baahan yahay waayo barida weyn ayaa wax badan kaa celinayso dhamaan ma wada galayo qaabkaan aad ayay ugu raaxaysanayaan marka aad ku ruxayso naasaha ayaad ku qabanaysaa labadaada gacmood, galmada joogga aad bay u macdahay marka ninka iyo naagtiisa ay joog siman yihiin

2 Comments

  1. Istaaga Waan ka helaa

    ReplyDelete
  2. galmada qaabka eyga ka iyo naagta beer beer u jiifta aan gadaal ka soo galiyo ayaan ugu jecelahay

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post