Dumaashidayda ayaan ku dhici gaaray iala taliya


Aniga waxaan ahay nin qaangaar ah waxaan isku arkay inaan si xatooyo ku fiiriyo dumaashidayda, waxaan ka baqayaa inaan ku dhaco iyaduna ma aha qof iska kay ilaalinayso waxay iska xirataa mararka qaarkooda dirac iyo kastuumo naasaha toos ayaan u arkaa mararka qaarkooda waxay ku foorarsanaysaa meel ii dhow markaaan si daran u kaco musqusha ayaan aadaa waan siigaystaa iyada ayaan niyadda soo gashtaa aad baan uga baqayaa inaan ku dhaco waxaan rabaa inaan ka fogaado habeen waxaan arkay iyadoo hurdayso oo uu ka dhacay cambuurka ay xirnayd waxaan arkayga hoosteed ilaa iyo hadda maskaxda ayay igaga jirtaa maxaan sameeyaa?

jawaabta waa sidan

nin yahow waxaad  ku jirtaa imtaxaan adag, waxaa lagaaga baahan yahay inaad ka tagto meesha ay joogto dumaashidaada haddii aysan arintaas suurtgalayinin waxaad samaysaa inaad ka fogaato meel ay iyadu joogto hana tagin meel iyadu fadhiso isku mashquuli waxyaalo kale, hana fiirinin jirkeeda, waxaa laga yaabaa inay rabto inay kugu rido sino dad badan ayaa ku dhacay dhumaashidooda waayo iskama ilaalinin isla guriga ayay la joogaan, kacsiga marka uu gaaro meel fog isma soo raabi kartid, naagaha qaarkooda way ugu talagalaan inay iska dhigaan qof hurdaya markaas ayay jirkooda furaan marka ay dareensan yihiin inuu meesha joogo qof rag ah ay rabaan inuu ku dhaco.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post