Nimco samriye iyo ifraax waxay ka mid yihiin dadka soomaalida aad u tixgaliso, waa dad maanta hidaha iyo dhaqanka soomaalida tilmaamaya, ifraax aad baa looga yaqaanaa dalka iyo dibadda sidaas oo kale nimco sabriye iyaduna waa qof caan ah oo aad loo yaqaano.