Ninka dadka ka yaabiyay oo maanta la dhihi karo waa ninka kaliya fahansan siyaasadda soomaali waa amin arts sawirkan waa goor dhow.
amain arts wuxuu ka mid yahay dadka aad ugu xeeldheer siyaasadda wuxuuna ku cabbiraa siyaasadda uu aaminsan yahay sawir farshaxan ah oo xeeldheer.