Abtirka beelaha daarood hawiye raxweyn

abtirka somali
Qabiil waa wax dabiici ah waxaa xun in loo adeegsado qaab daran sida ay soomaalida u adeegsadaan, abtiris marka lagu leeyahay waxaa laga wadaa qabiilka nasabkiisa meesha uu galo, taasna ma keenayso qofka in lagu naco beesha uu u dhashay, beelaha hawiye ama daarood ama digil iyo mirifle waa wada soomaali nacayb in lagu abuuro ma aha, dadka soomaaliyeed waa walaalo meel kasta ay joogaan beel kasoo ay ka tirsanaadaan waxaa kaloo jira in la inaga rabo jacaylka waa inaan ku faafinaa dadka soomaaliyeed dhexdooda  ma aha inaan u adeegsano qabiilka si xun iyo qaab daran.
abtirsiga beelaha  soomaali marka si fiican loo eego hal meel ayay ku biya shubanayaan, abgaal habargidir hawaadle murusade baadicade gaaljecel digil mirif mareexaan majeerteen ogaadeen dhamaan garre dadkaas oo dhan waa wada soomaali.


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post