Naagaha xeebta liido ku soo batay sawiro



Xeebta liido waxaa la sheegay inay ku soo bateen waxyaalaha anshaxa darada ah, siiba dadka yurub ka yimid waxay dalka la soo galeen dhaqan xumo, video ayaa wuxuu ku faafay internetka kaas oo ay ka muuqadaan wiil iyo gabar oo si daran isu istiiminayo, waxay ku dhex jiraan badda, naasaha ayuu ka qabanayaa gabadha iyo afkeeda ayuu ka dhuuqayaa, saan ognahay dad badan yurub ku nool ayaa aad u halaabay dhaqankoodana waa is baddalay, waxay rabaan sida ay yurub ku samayn jireen inay soomaali ku sameeyaan naagta nin kasta inuu fuulo sidoo kale wiilkana gabar kasta inuu ku raaxaysto, dadka masuulka ka ah badda waxaa laga rabaa arintaas inay wax ka qabtaan.




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post