Somalida maanta ku nool dalka waxay dhamaantooda tahriib u gali rabaan dibada marka ay arkeen dadka yurub ku nool oo raaxo u imaanaya xamar iyagoo wata baasaboor, naagta marka ay yurub tagto xukunta iyada ayaa iska leh taas waxay dhiirra galisay dumar badan inay ragooda iskaga tagaan oo bacda banaanka u dhigaan, hablaha caqliga badan ragooda ayay ku dhageen, waayo naagta marka ay ninkeeda ka tagto waxay u baahan tahay nin gabar cunto ka dheregtay ma jiifi karto nin la'aan galmo ayay u baahan tahay, taas waxay keenaysaa marka ay garoob noqoto inay xumaan ku dhacdo.

Tags:
warar