Dawada nasaha hablaha lagu weyneeyo



Dawada naasaha lagu adkeeyo dadka badankooda hadda aad bay u raadiyaan, laakin lama oga sida ay dadka oo dhan wax ugu qaban karto, sidoo kale waxaa jira rajabeeto oo naasaha  la galiyo markaas oo adkeeya weyn ka dhiga, dumar badan ayaa raba naasahooda inay weyneeyaan, waayo rag badan ayaa jecel naasaha weyn, dumarka naasaha weyn runtii aad bay ninka u kiciyaan.
sidoo kale hablaha qaar qaliin ayay ku sameeyaan naasahooda, markaas ayay selekon galiyaan naaskooda, laakin qaliinka aad baa looga roon  yahay.
waxyaalaha dabiiciga oo naasaha weyneeya waxaa ka mid ah xulbdada, gabdha rabta inay hesho naaso ballaaran si fiican ha u cunto xulbada, cuntada haku darsato .
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post