Horay baa waxaa loo yiri qof weyn tag lama dhaho ee wuxuu ku tago baa la tusaa, haweenka da'da ah ama la qabo waxay sameeyaan kaarkooda markuu kacsiga ku bato oo ay gaadayaan wiil yar oo hadda soo qaangaaray, waxay ka dalbadaan inuu moxogga ugu istaago inaty dhulka seexato ayay ku oranaysaa wiilka yar dhabar xanuun baan dareemayaayee ee igu istaag wiilka isaga wuxuu moodayaa inay daacad tahay, laakin naagtan ulajeedadeeda way ka weyn tahay in dhabarka loogu istaago, balse waxay rabtaa wiilkan dhalinyarka ah inuu dareenkiisa kaco, waannu wada ognahay ninka markuu kacsado inuu qalad gali karo, waxaa ka sii daran naagtan marka ay dhulka seexato waxay u seexanaysaa caloolcalool taasna macnaheeda waa kicinta ninka waayo markuu ninka arko naagta dabadeeda oo suu taagan damac ayaa galo, ninka jirkeeda markuu riixo sidoo kale kacsi buu dareemayaa.
waxaan u sheegi lahaa wiilasha inay ka fogaadaan naagaha sidaas u dhaqma.