Marka laga hadlayo bisqinta oo kaga soo baxdo raga iyo dumarka wareega boqa dabada ma shuunka in la xiiro loogu talagalay miyaa mise way ka duwan tahay? sida sunada ku soo aroortay shuunka waa in la xiiraa, waxayna ka mid tahay fidrada la rabo qofka muslinka inuu ku sifaysnaado, marka shuunka xadkiisa waa ilaa intee? runtii waa laysku khilaafay meesha uu ku egyahay shuunka, laakin waxaa xoog badan in tinta ka soo baxdo agagaarka duleelka dabada inay shuunka ka mid tahay, marka waa in la xiiraa, sidoo kale nadaafada waxay ku jirtaa qofka inuu shuunka dabada xiiro, dad waxaa jiro aan ku lahayn meesha timo dadba waa si sidoo kale dumar timo dabada ka leh ayaa la helaa iyagana waa laga rabaa inay iska nadiifiyaan timahaas
Taalo wanagsan waye
ReplyDelete