Habraha kacsigooda waa ilaa intee



Dadka qibrada u leh aqoonta galmada waxay sheegaan naagta marka ay soddonka madaxa galiso inay dareen culus yeelanayso dareenkaas oo ka duwan dareenka ay lahaan jirtay marka ay jirtay 20ka, gabadha marka ay qaan gaarto dareenkeeda wuxuu ku badan yahay siilka afkiisa iyo faruurihiisa, marka guska lagu rugo meesha aad bay ugu raaxaysanaysaa, sidaa awgeed uma baahna qalab dheer, laakin marka ay sodonka gaarto dareenkeeda wuxuu aadayaa gudaha cambarka kama hesho in guska loogu salaxaaho siilkeeda, kama dhergayso haddii sidaas la yeelo, waxay rabtaa in gudaha si fiican loo galiyo, taasna waxaa ka soo bixi karo nin leh geed adag oo dheer oo ballaaran, si fiican ayay ugu raaxaysanaysaa naagta weyn bahalka weyn, waxaa la mid ah naagaha afrtanka gaaray iyo kuwa kontonka, dhamaantooda waxay u baahan yihiin bahal dheer, sidaas daraadeed, naagta marka da'dan ay jiro wasmada waxay ugu jeceshay midda foorarka, waayo forarka marka loogu tagayo geedka meel dheer ayuu gaaraa. sidoo kale naagaha marka ay weynaadaan naasahooda aad bay u balaartaan. rag waxaa jira aad uga helo galmada habaraha, waxay dhahaan habar habeen qabow hurgufkeeda hurdada ayuu kaa qaadaa. naagta ilaa 70 ay gaarto dareen ayay yeelan kartaa sida ay u badan yihiin haweenka.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post