Basbaaska gabdhaha kacsiga ma usiyaadiyaa

Basbaaska wuxuu ka mid yahay cuntada jirka u roon guud ahaan, iyadoo sidaas ay tahay naagaha cuna basbaaska dareenkooda waa ka duwan yahay naagaha aan cunin basbaaska, ileen wuxuu ka mid yahay cuntada gubashada ama balbalka keento, gabdhaha badsada aad bay kacsi uga helaan basbaaska haweenka soomaaliyed kama helaan basbaaska, markaad eegto dumarka hindida ama carabta si daran ayay u cunaan, cuntadooda kama marnaado basbaas, waxaa la sheegaa naagaha itoobiyaanka inay basbaaska cunaan, sidaa awgeed naagaha carabta ama itoobiyaanka ama india waxaa loo arkaa inay yihiin haweenka ugu qooqa badan dunida.

basbaaska cagaaran iyo midka guduudan waa isku saamays inakstoo uu ka kulul yahay midka guduudan. 
sidoo kale basbaska wuxuu furaa xididaha dhiigo soo maro, waad ogtahay galmada iyo dhiiga xiriir inuu ka dhexeeyo.
laakin ruuxa marka uu saxaroonayo ayuu dabada ka gubaa, gabadha haddii ay leedahay baabasiir waxaa haboon inay iska ilaaliso basbaska.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post