Hadalka casriga ayay ku hadlaysaa gabadhan soomaalida ah


Gabar lagu wareysanayo meel banaan oo rrob ka da'ay hadalkeeda dad badan ayuu ka yaabiyay, indhaha sida ay ka samaynayso iyo qaabka ay u hadlayso waxaad arkaysaa sida ay uga jawaabayso su'aalaha uu weyddiinayo wariyaha iyada hortaagan


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post