Labada gabar ka sharafbadan madaxda soomaaliyeed hadda jooga
0
boqortooyada Sacuudiga waxay ka mid tahay dowladaha aadka ugu daran gumaysiga dadka masaakiinta ah lama soo koobi karo dhibka ka jiro, laakin waxaa yaab badan dadka isku sheegaya inay siyaasiyiin yihiin oo soomaali ka talinaya aan la soconin waxa ka jiro sacuudiga, gabdhahan hadalka ay sheegayaan waa dhabta oo meesha ka jirto, webka ajakiz wuxuu idinku darayaa waxyaalo aad la yaabaysaan, sacuudiga dadka xukumo aad bay naagaha u fuulaan khamrigana si daran ayay u cabbaan ha u malaynin inay diin ahystaan yahuud way ka liitaan, waad la socotaan waxa uu sameeyay mid u dhashay boqortooyada sacuudiga, magaalada London, wuxuu ku dilay nin sacuudiyaan jareer ah markuu fuulay kaddib, waxaad ka heli kartaa youtubeka isagoo ku dhexgaraacayo wiisha habeen habeenada ka mid ah waxaa la arkay ninka isaga la degannaa oo meayt ah, marka la qabtay dadka hotelka deganaa waxay sheegaan ninkan amiirka ah inuu ku dayay dad badan wuxuu rabaa keliya inuu raga fuulo, sheekadan waxaad ka ogaan kartaa webyo badan oo ka qoray arintaas oo ay ka mid tahay BBC, waxaad ka tixraaci kartaa sheekadan wargeyska Independent HALKAAN KA GAL Sidoo kale gabdhaha marka meesha la geeyo ragga sacuuudiga inta badan way fuulaan waxay iska dhaadhiciyaan inay addoomo yihiin, gabar waxay sheegtay inuu ninka sacuudiga uuna arki karin gabar foorarsan wuxuu rabaa inuu dabada ka fuulo, marka dadka madaxda soomaaliyeed ma fahansana miyaa waxa meesha ka jiro haddii aysan fahansanayn, haka dhegeystaan dadka meesha joogo oo ka hadlaya, xitii amin arts eeg waxa uu soo sawiray waxaad fahmaysaa amin arts inuu caqli badan yahay dameeradan soomaali jooga oo xukun raadiska sawieka amin arts u dhabba gal waxaad ka fahmaysaa xaqiiqada
amin arts ayaa ka fahan badan madaxda
marka daawolabadan gabar oo goobjoog ah oo ku nool sacuudiga oo ay duruuf u geysay sida laga fahmayo hadalkooda