Sida makeup wejiga loogu caddeeyo video



Makeup wuxuu ka mid yahay waxyaalaha waayahan faafay oo ay dumarku isku caddeeyaan, wejiga ayaa lagu caddeeyaa ama lagu qurxiyaa, waxaa jira makeup oo wejiga naagaha duqa ah soo saara ka dhiga sida gabdho labataan jir ah, haaraha wejiga wuu tira wuuna qariyaa, finka wejigana wuu asturaa, marsashada makepuka waxay u baahan tahay qibro iyo aqoon gabar soomaali ah ayaa kuu sharxayso sidii aad isugu qurxin lahayd ninkaaga waayo ragga way ka helaan nagaha aadka isu naashnaasho video halkan ka daawo.

 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post