Farxiya kaba yare oo dubai ku duubtay video daawo


Fanaanadda farxiya kaba yare mar kasta waxay iska soo duubtaa video meel kastoo ay tagto waa gabar funny ah, hadda muuqaalkan waxay ku duubtay magaalada dubai dalka isutga imaaraadka carabta, waxay ku hadlaysaa afka carabiga tolow maku heesi kartaa farxiya kabayare afka carbeed?


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post