Qaayaha quruxda hablaha qiiro ayay leedahay

Webka ajakiz waxaad u soo diri kartaa sawirkaaga haddii aad rabto share inaad ku samayso,  oo dad badan ay cooment saaraan, webkan waxaad ka helaysaa kumanaan sawiro oo tilmaamaya bulshada iyo dhaqanka soomaaliyeed, rag iyo dumarba, kuma arkaysid webkan sawir qaawan, dhamaan sawirada oo dumarka webka ku jiro madaxa ayaa u daboolan, timahoodana ma muuqdaan, haddii aad hayso saiwiro qurux badan oo ku saabsan soomaaliya noo soo dir faldan, si aan u soo gelino webka Ajakiz, wixii fikrad aad noo haysana noo soo dir fadlan.















Post a Comment (0)
Previous Post Next Post