Maryooley maxaa idin haysta maad dalkiina dhistaan

Ereyga maryooley waxaa loo yaqaanaa magaca soomaaliya, soomaalida waxay leedahay magacyo badan sida fara dheer oo kale, shacanka soomaaliyeed waa dad isku luqad ah isku dhaqan isku diin ah, laakin ma heshiin karaan waa wax lala yaabo waxa dalka ka jira, haddaba waxaan kuu sheegayaa inaad ku dadaasho soomaali sidii ay u degi lahayd haddii aad tahay nin muwadin ah ah oo wadni dhab ah.
























Post a Comment (0)
Previous Post Next Post