Luuqa London lug ayaan ku maraa guurdoon

Yurub oo noqotay goob lagu soo aruuray, dadka maanta tahriibka ku gala yurub faraha ayay ka bateen dumarkana ayaa u badan, garoobada ayaa ugu sii badan, maanta guurdoonka yurubta ku nool lala soo koobi karo, dadka guurka raadinaya waxaa u badan naagaha maanta waayo ragii waxay noqdeen dad ku mashquulsan qayilaad iyo sheeko fadhi kudirir yaab leh marka haweenka oo maanta sidaas ah haddiii booska laga buuxin waayay maxaad sugaysaa saaxiib, gabay jacayl adaa ka daali doono laakin ha noqonin nin siibanaya sheekada jacayl aloola jeeday gabdha buuran oo cadayn, kaalinta abwaanka jacaylka maanta watigeeda waa laga soo tagauy, quruxda waxay isu baddashay hanti ma leedahay jeebkaaga ma buuxaa, dahab ma ii gadi kartaa filla ma ii dhisi kartaa, quruxdana waxay isu rogtay makecup.












Post a Comment (0)
Previous Post Next Post