Waxaad sheegtaa wax raga ka qosliya

Waxaad sheegtaa wax raga ka qosliya, hadalkan dumarka ayaa loo jeedinayaa, gabadha markay shukaansiga bilowdo waxay ka heshaa ninka ay shukaansanayso inay ka qosliiso, raga qaar ma qoslaan oo waxay u muuqdaan dad xanaaqsan, xataa amaan haddii loo jeediyo sheeko lagu qoslo qosol kama soo baxo waji macbuus ayay lasoo baxaan.

Su'aasha ah: Waxaad sheegtaa wax raga ka qosliya  jawaabteeda waa tanaa:

Sheekooyin raga ka qosliya


Sheekada Koowaad:

Waxaa
la sheegay nin ayaa naagtiisa isbitaalka la joogay oo foolanaysay
markuu maqlay xanuunkeeda iyo oohinteeda wuxuu bilaabay inuu is garaaco
asoo leh anaa sabab u ah waayo anaa uureeyay dadkii meesha joogay oo dhan qosol bay la wada dhaceen.

Sheekada labaad:

Naag
ayaa ninkeeda ku tiri i amaan, wuxuu yiri dayax baa tahay iyadana waxay ku tiri
adigana qorrax ba tahaym wuxuu ku yiri adigana luul baa tahay waxay ku
tiri adigana dhayman baa tahay wuxuu ku yiri adigana bisad baa tahay,
waxay ku tiri adigana eery baa tahay wuxuu ku yiri adiga waad iga furan
tahay.

Marka amaanta markay xadka ka baxdo dhibkaas ayay leedahay.

Sheekada sedexaad:

Naag
ayaa ninkeeda weydiisay waxay tiri waxaan qabaa xaflad maaskalo la
xiranayao oo lays cabsi galinayo waxaan rabaa inaan xirto wax dadka aan ku
cabsi galiyo ninkeeda wuxuu ku yiri  waxaad aaddaa xafladda meke up la'aan.

Marka gabadha markay ku cusub tahay shukaansiga waxay rabtaa ninka inay ka farxiso ay qosol ka keento.

Waxaad sheegtaa wax raga ka qosliya

Waxaa is weydiin mudan raga ma ka helaan in la amaano?

Waxaad ogaataa amaanta raga iyo dumarkaba way jecel yihiin, in kastoo dumarka ay aad uga helaan amaanta iyo hadalka macaan iyo ereyada naxariista badan iyo ereyada jacaylka.

Waxaa jira rag iyagana sidaas ah oo jecel in la amaano, xiliga naagta uu shukaansanayo wuxuu ka sheekeeyaa naftiisa wuxuu sheegayaa waxyaabaha uu hayo iyo inuu lacag leeyahay ama aqoon leeyahay ama shahaado sare haysto.

Marka raga waxa ka qosliya way badan yihiin ragba si bay ku qoslaan.

Sheeko majaajilo raga maka qoslisaa?

Sheekooyinka qosolka leh raga way ka helaan waliba nimanka kaftanka jecel oo ka helo iyo in loo keeno war murti leh.

Waxaa kaloo ay ka helaan sheekooyinka yaabka badan oo dunida ka dhaco, waxaa ka mid ah sheekada dhex marta dadka caqliga badan oo jawaabta kulul leh.

Sidoo kale waxaa ka mid ah waxyaalaha raga ka qosliya sheekooyinka Juxa, sida la og yahay Juxa waa ninka la yimaado sheekooyin lala yaabo oo qofkii looga sheekeeyo qosol iyo amakaag la istaagaya.

Gabdhaha qaar markay ka waayaan ninka qosol ama farxad waxay kasoo qaadaan inuu yahay nin qalafsan ama nin islaweyni ku jirto.

Waxaad sheegtaa wax ka qosliya raga dhaliyarada ah waayo iyaga ayaa ah kuwa ka helo maajilada iyo baashaalka.

Sheekooyinka qosolka leh ee kor ku xusan ayaa ka mid ah jawaabta su'aashaada. 

Sheeko yaab badan

 Nin ayaa jiray markuu gabar guursadaba wuxuu arkaa iyadoo furan aan bikro ahayn, marka ugu dambayso gabar ayuu guursaday oo bikro ah intuu farxay ayuu yiri waa inaan dhunkadaa qofka kaa ilaaliyay in lagu bikarjabiyo oo aad gabar ahaato waxay ku tiri futadayda dhunko iyadaa iga ilaalisay in siilka layga waso.


Taasoo laga wado gabadha bikaaradeeda waxay ku ilaalin jirtay futadeeda, futada ayay dhiibi jirtay si ay bikro u ahaato.

 Sheeko wasmo naag garoob


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post