Cuntada lagu cayilo oo raga iyo dumarka naaxisa

 Cuntada lagu cayilo oo raga iyo dumarka naaxisa aad bay u badan tahay, qofka marka uu cuntadaas cuno dhaqsi buu ku cayilaa cuntada cayilka keenta ayaa lagu tiriyaa.

Cuntada lagu cayilo oo raga iyo dumarka naaxisa

Baastada iyo hilibka laysku cuno


Waxaa ka mid ah cuntada lagu cayilo baastada oo lagu cunayo suugo hilib lagu kariyay, cuntadaas marka qofka uu cuno jirkiisa dhaqsi buu ku cayilaa.

Baastada iyo hilibka laysku cuno



Bariiska iyo hilibka laysku kariyo


Waxaa ka mid ah cuntooyinka lagu naaxo bariiska oo lagu kariyay hilibka ariga ama hilibka geela, qofka markuu cuno bariis hilib lagu kariyay wuxuu siinayaa jirkiisa cayil aan lasoo koobi karin.

Bariiska iyo hilibka laysku kariyo



Digaaga iyo bariiska laysku dhex kariyay


Waxaa ka mid ah cuntooyinka jirka naaxiya dooro ama digaag oo la dubay oo lagu dhex kariyay bariis ama baasto.
Qofkii cuno cuntadaas dhaqsi buu ku cayili karaa, marka naagaha cuno cuntada noocaas ah jirkooda aad buu u balaaranaa.
Waxaa kaloo lagu cayilaa caanaha qofka markuu cabayo mar walbo, marka cuntada cayilka leh waa cuntada subag iyo dufan leh.
Marka waxaa jira waxyaalo kale badan oo lagu cayilo.
Waxaa ugu fiican cuntada caadiga ah laakin daawada lagu cayilo iyokaniiniyada cayilka dhib ayay u keenaan jirka marka qofka caafimaadkiisa ayay dhibayaan.

Baastada ayaa aad ugu dheeraysa qofka inuu ku cayilo 


Caanaha mac waxtarka ay jirka u keenaan  

Waxaa kaloo ka mid ah waxyaalaha lagu cayilo shaax cadeeska, qofka cabaya shaax cadees dhaqsi buu ku cayilaa.

Sidoo kale rootiga lagu cunayo hilibka ama digaaga ama beerka isna waa lagu buurtaa, ninka ama naagta quraac ka dhiganayso rootiga dhaqsi ayay ku buurataa.

rootiga lagu cunayo hilibka ama digaaga

Rootiga iyo baastada waa isku mid dhanka cayilka jirka.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post