Soomaalida waa dad yaab badan waa dad dalkooda aan dan ka layan kaliya qofka soomaaliga waxaa u daran siduu ku noqon lahaa qof hunguri helayo oo bastansi ah.
Sawirada ayaa kuu caddeynaya qaabka ay ahaayeen dadka soomaaliyeed.
Qofka wuxuu aad u raadiyaa inuu madax noqdo si uu u helo nolol raaxo leh sidoo kale qabiilkiisa ayuu maanta ku dhegan yahay.
Dowladnimo waxba kama garanayaan soomaalida.