Ereyada naxariista badan gabdhaha sidey u saameeyaan

 Waxaan shaki ku jirin hadalka macaan inuu qalbiga dadka soo jiito, waliba dumarka, marka ereyada naxariista badan kaalin weyn ayay ka cayaaraan jacaylka iyo raaxada galmada sidaa awgeed ninka waxaa laga rabaa inuu daryeel gaar ah siiyo amaanta dumarka iyo hadalada

 soo jiita gabdhaha.

 Ereyada naxariista badan gabdhaha sidey u saameeyaan

Ereyada hadalka lagu bilaabo

Marka hore waxaa lagaa rabaa inaad ahaato qof qalbi wanaagsan leh oo xaaskiisa hadal macaan ku dhahayo xilli kaste oo uu la sheekaysanayo, sheekada, macaan dumarka aad bay u saamaysaa, ee ma aha kaliya gus iyo siil in lays galiyo xaaska hadal macaan ayay u baahan tahay.

Waxaa ugu horreeya abaayo macaan waad qurux badan tahay, aad baan kuu jeclahay, naag fiican baa tahay, aduunka adiga ayaan kaa doortay dumarka, amnta noocaas ah waa furaha jacaylka , gabadha markay kaa maqasho hadaladaas si gaar ayay kuu eegaysaa.

Hadalka amaanta iyo qalbiga dumarka

Hadalka macaan naagaha qalbiga ayuu ka galayaa naagaha badankooda ma eegaan quruxda ninka, waxay eegaan afkiisa macaan iyo hadalkiisa naxariista leh, waayo hadalka naxariista ku dhisan gabadha qalbiga ayuu ka galayaa sida gamuunka oo kale.


Ereyada macaan iyo jacaylka qalbiga

Ereyada macaanka badan si toos ayay qalbiga dumarka u aadaan, naagta marka ay maqasho amaan jirkeeda oo dhan wuu is baddalayaa, aduunka lama arkin dumarka wax ka jecel amaanta iyo koolkoolinta iyo hadalka soo jiidashada leh.

Dareenka dumarka iyo amaanta xiriirka ka dhexeeyo

Waxaa la og yahay dareenka inuu xiriir la leeyahay qalbiga, kacsiga dumarka wuxuu kasoo fulaa gudaha, marka haddii naagta ay xanaaqsan tahay dareenka ayaa ka tago laakin markay faraxsan tahay haddii jirkeeda la taabto ama la istiimiyo isla markii waxay dareemaysaa qooq siilkeeda boodbood ayuu bilaabayaa, marka istiinka socdo haddii hadal macaan loo raaciyo siilkeeda wuu sii qooqaa dhacaan iyo biyo ayaa ka imaanayo.



Hadalada xaaska lagu dhaho xiliga raaxada sariirta

Galmada markay bilaabato qofka ma aha inuu aamuso waxaa fiican inuu hadlo markay galmada socoto, waayo hadalka macaan wasmada wuu sii meceeyaa, hadalada ugu mac oo sariirta loo adeegsado waa hadalada cadcad oo naagta dareenkeeda cirka galiya.

Waxaa lagu dhaaa abaayo siil macaan ayaad leedahay naaso qurux badan ayaa kugu yaallo, abaayo guska makuu galiyaa, iyaduna waxay kugu oranaysaa aboowe i was guska igu garaac siilka iga gali i foorari guska oo dhan wada gali guskaaga waa macaan gus adag oo weyn ayaad leedahay dhalfadaada aad bay wayn tahay, gus kulul baad leedahay  hadaladaas oo dhan naag kacsi xoog badan ayay siiyaan marka ninka waxaa laga rabaa naagtiisa inuu amaano marka uu wasayo


Amaanta jirka dumarka iyo kacsiga

Naagta marka jirkeeda la amaano aad bay u rabtaa, waliba marka la dhaho abaayo dabo weyn ayaad leedahay, naaso waaweyn ayaa kugu yaalo timo dhaadheer ayaad leedahay, abaayo waad caddahay waad qurxoon tahay.

Amaanta quruxda jirka dumarka ninka waxay siinaysaa raaxo sidoo kale naagta iyadana raaxo daran ayay ka helaysaa.

Erayada naxariista leh dumarka aad bay ugu dhintaan wayna jecel yihiin

Waxaa la rabaa ninka iyo naagta inay is fahmaan astaamaha jacaylka waa hadalka wanaagsan ninka markuu naagta neceb yahay caay iyo aflagaado ayuu la galaa, mar kaste dhaleeco ayuu usoo jeedinayaa, taasna waxaa keenaysa xumaanta uu u qabo, haddii jacayl jiro naagta amaan ayay ka dhargeaysaa sidoo kale iyaduna haddii ay ninkeeda neceb tahay sheeko xun mooye wax kale kulma hadasho hadal xun aflagaado.


Raga beenta badan iyo shukaansiga dumarka

Rag badan ayaa jira xiliga ay shukaansi ku jiraan been ayay u adeegsadaan haweenka marka ay la hadlayaan amaan ayay kala daalayaan, hadal amaan ah ayay mar kaste kusoo jeedinayaan, laakin beenta mar uunbaa la ogaanayaa, waayo masii jirayso qofka waxaa laga rabaa inuu daacad ahaado amaanta uu amaanayo inay qalbiga ka timaado jacayl dartii inuu u maano xaaskiisa ee ma aha inuu been ku soo xareeyo sida soomaalida ay dhanaa hadalka beenta ayaa lagu soo hareeyaa dumarka waxaa fiican qof mar kaste inuu runta sheego.

Jacaylka dhabta iyo astaamaha gabadha ku jecel

Ereyga amaanta ugu fiican oo dumarka lagu amaano

Hadalka ugu fiican oo dumarka lagu amaano waa hadalka quruxda jirka tilmaamayo, naagta waxay ugu neceb tahay ninka jirkeeda duraya ama wajigeeda ama da'deeda, haddii aad naag ku tiraahdo naayaa duq baa tahay xataa hadday duq tahay way ka xanaaqaysaa hadalkaas, laakin haddii habar ku dhahdo abaayo 18 jir ayaa tahay farxad ayay la boodboodaysaa, amaanta caadi ma aha dumarka way waalaysaa, xataa habraha


Furaha qalbiga dumarka waa hadalka macaan iyo ereyada naxariista badan iyo amaanta iyo istiinka iyo wasmada raaxada leh.  

Waxaad akhrisan kartaa love ama jacaylka halkan


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post