Shaaha miyuu u roon yahay xaga raaxada sariirta, waxaa la sheegay in qofka raba habeenkii inaysan hurdo qabanin galmada kahor wuxuu cabbaa koobshaa aad full u ah oo sokor badan aan lahayn oo guduudan caleentu ku badan tahay.
Shaaha qofka hurada ayuu ka qaadaa marka uu yahay shaah culus marka hablaha aad bay u cabbaan marka ay raaxada sariirta diyaar u yihiin.
Sawiro badan ayaad ka arkaysaa baraha bulshada dumarka oo shaah cabbaya.