Kaluunka toonada iyo badda soomaaliya


 


Kaluunka toonada wuxuu ka mid yahay kaluumada ugu qaalisan dunida iyadoo sidaas ay tahay badda soomaaliyeed waxaa la sheegay inuu ku badan yahay laakin nasiib darro dadka kale ayaa ugaarsada oo waliba soo qaata qalabka ugu hormarsan oo wax lagu ugaarsado iminka.




Swirada kaluunka toonada qeyb ka mid ah ayaana taas kuu muujinaysa inuu ka buuxo badda soomaaliyeed

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post