Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar waa tuma

 Hambalyo ayaan leeyahay Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, oo loo doortay Gud/ kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waana markii ugu horreysay oo qof dumar ah ay xil sare ka qabato Baarlamaanka Soomaaliya. Taas oo tilmaameysa kartida dumarkeena u leeyihiin ay wax hogamiyaan.


 Congratulations to Sadiyo Yasin Haji Samatar, who has been elected as the First Deputy Speaker of the Somali Parliament, and this is the first time a woman has held a senior position in the Somali Parliament. It points to our women's ability to lead.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post