Madaxweynaha Turkiga oo gudaha kacbada galay

Dowladda sacuudiga oo aad usoo dhaweysay madaxweynaha turkiga rajab dayib ordogaan markii xiirka turkiga iyo sacuudiga uusoo roonaaday kadib.


Markii dowladda sacuudiga ay ku dishay jamaal alkhaashugji safaaraddiisa ku taalla dalka turkiga ayaa xiriirka labada dowlo luuq mugdi galay 

Laakin hadda waxaad moodda turkiga in la qanciyay



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post