Qabiilka ugu qurux badan soomaali

 


Ilaa hadda lama dhihi karo qabiilkaas ayaa ugu qurux badan, qabiil kasta waxaa ku jiro gabdho aad u qurux badan, laakin waxaa la sheegaa qabiilka baadicade iyo leysaan iyo hawaadle iyo samaroon inay ka buuxaan gabdho aad u qurux baan oo timo dhaadheer leh, oo midabkooda cad, sidoo kale carabta soomaali oo yaman ka soo jeedo iyagana waxaa ku badan naago qurux badan, soomaalida inta badan way quruxoon yihiin waxay leeyihiin san dhuuban iyo af yar, sidoo kale xagga jirka waa isku habaysan yihiin, dhanka nadaafadda way ka siman yihiin, gabar oo areebo ah ku arki maysid soomaali, nadaafada jirkooda aad bay u sarraysaa iyo dharkooda, uunsi ayay ku shidaan gurigooda iyo dharkooda, middaasna qabiil kasta waa laga helaa, ee kuam koobna hal qabiil.

gabdho aad ukaro qabiilkaas ayaa ugu

oo timo dhaadheer lehsoo jeedo iyagana waxaa

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post