Wiil Soomaali oo Afrikan guursaday sawiro

Wiil soomaaliyeed oo la sheegay inuu kasoo jeedo beesha hawiye ayaa naag afrikaan ah ku guursaday koonfur afrika
dadka soomaaliyeed ayaa aad u dhaleeceeyay wiilka.
qaar oo naagta aad u caayay kuna caayay jeernimo.
taas waxay tilmaamaysaa soomaalida meesha ay taagan yihiin oo dulliga ah
iyagoo sidaas u liito ayay dad  kale caynayaan
adduunka maba jiro qof soomaali ka hooseeya marka runta la sheego



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post