Calanka iyo dadka soomaaliyeed

Dadka soomaaliyeed aad bay u jili karaan wadaninimo
laakin ma yaqaanaan waxa laga wadao wadaninimo
sawirkan waa haweyney soomaaliyeed oo xiratay calanka iyo astaanta soomaali sidoo kale caruurteedana u xirtay laakin waxaa laga yaabaa inay qoxooti tahay oo ka cararay dalkeeda


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post