Soomaali iyo wadaada

Dadka soomaaliyeed waa dad jecel wadaada
laakin dhibka taagan baa wuxuu yahay
wadaadadee baa ah kuwa toosan
suufiyada waxay isu arkaan inay iyagu saxsan yihiin
salafiyadana waxay isu arkaan inay iyagu toosan yihiin
adiga maxaad dhihi lahayd




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post