Dumarka sacuudiga ayaa loo ogolaaday inay baaskiil wadaa laakin waxaa shardi ah inuu maxram la joogo tolow diinta sacuudiga ay haystaan ma islaam baa mise dadka ayay ku sirayaan. ma diinta ayay ku cayaarayaan naagaha waagii hore dameer ayay wadi jireen sacuudiga kahor