Waxaa la sheegay in nin ayaa qorsheegay inuu sodohdiisa xaaskiisa hooyadeeda galmo la sameeyo waxay ku noo laayeen baadiye waxay haysteen xoolo ari iyo hal awr.
maalin maalmaha ka mid ah ayuu dejiyay sidii uu sodohdiisa ku heli lahaa siduu u waso. wuxuu kaxeeyay awrkii reer ku lahaa wuxuu geeyay meel aad u fog makii ay qorraxdii dhacday ayaa habartii ogaatay inuu ratigii maqan yahay markaasay tiri war caawa ratigii wuu maqan yahay markaas ayuu soo booday oo ku yiri aniga iyo adigaa doonayna gabadhuna (xaaskiisa) ariga ha raacdo habartii waa yeeshay warkiisa, habartu waxay aaminsanayd inuu wiilku faalka yaqaan markii ay muddo socdeen ayuu yiri: eeddo waan daalay ina fariisi faal ayaan dhigayaaye markaasay fariisatay oo tiri maandhaw maad maantoo dhan inoo dhigto, faalkii ayuu dhigay wuxuuna ku jawaabay.eeddo wax xun ayuu sheegay faalku. habartii ayaa tiri oo waxa xun waa maxay? markaasuu yiri: waxuu yiri hadii aad eeddadaa u tagto ratigii waad helaysaan, markaasay tiri: maandhaw hadii aan ratiga helayno anigu dhalmadays ayaan ahay ee kaalay oo ii tag halkii ayuu ku fuulay habarta sodohdiisa ahayd, kadibna illeen meel buu ku ogaaye ratiga markiiba wuu soo saaray. sheekadan waxaa laga fahmayaa naagaha in dhaqsi la siri karo siiba kuwa jaahilka ah oo baadiyaha ku nool, kuwa sixrooleyaasha waxay fuulaan dumarka iyagoo adeegsanaya beentan oo kale.