Soomaalida ku nool qurbaha siiba dumarka aad bay isu baddaleen dhaqan ahaan waxay noqdeen haween si kale u fikiro, sheekooyinka laga sheego haddaad maqasho aad baad ula yaabaysaa naagaha yurub ku nool badankodda ragooda way iska fureen qurbajoog waxaa lala yaabi jiray waa hore sidoo kale shukaansiga iyo raaxada si fiican ayay u galeen qaar maba ka xishoodaan sheekada wasmada
Tags:
people