Kalsooni sideed u siin kartaa dumarka hadal muhim ah




Naagaha waxay aad uga helaan nin qiimeeyaa oo mar kasta waydiiya xaalkooda, ma jecla naata in laga aamuso marka aad guursato waxaa lagaa rabaa inaad mar kasta weydiiso waxay u baahan tahay hadalo macaan waa inaad ku tiraahdaa marwalba, sheekada badan ninka iyo xaaskiisa uma keento dhib balse waxaa laga yaabaa inay kalsooni adag siiso









Post a Comment (0)
Previous Post Next Post