Homewarar IMO waxaa laga yaabaa inuu video kaa qaado iska jir Friday, November 04, 2016 0 Sawirka ama videowa si kadis ah ayuu kaaga qaadayaa barnaamijka imoga, waxaa laga yaabaa inaad gujiso adoon ogeyn batoonka duubaya videoga markaas uu kaa galo meesha aad uga taxdar , isla markii ayuu qofka kale u dirayaa taxdar waa inaad ka qabtaa imo iska dami haddaan adeegsanaynin. Tags: warar Facebook Twitter