Jacaylka sida ay naagaha u yaqaanaan


Intaa kuu caroolaha cudur kuu qaadi Lhasa cuqdad isku beeri lahaa col kula noqo lahaa caadi caadi caadi beey iska dhigayaa intaa is ciil gaanbi lahaa adi kuu caabmi lahaa nafteedna ciriiri lahaa ceeshka kaaga go i lahaa caadi caadi caadi caadi bey iska dhigayaa waa cibaaro halisa jaceel ceeboowe caadi bey iska dhigayaa intaa kuu caban lahaa kali keey caarif naalahaa cadibaad kuu kali lahaa caloolyow ku jiri lahaa caadi caadi bey iska dhigayaa intaa ku caburmi lahaa cabasho ku jiri lahaa adi ku culesi lahaa caadi caadi bey iska dhigayaa waa cibaaro halisa jaceel ceboobe caadi bey iska dhigayaa







Post a Comment (0)
Previous Post Next Post