Maxamed Siyaad Barre wuxuu ahaa madaxweyne laga soo bilkaabo 1969 ilaa 1991 sawirkan waa sawir waa hore ah isagoo la taagan madaxweynaha waqooyiga korea waa sawir qadiin ah.
siyaad barre sida la ogyahay wuxuu ahaa nidamkiisa mid ku salaysan hanti wadaaga ama shuyuuciyada waxa loo yaqaano waqooyiga korea isna sidaas ayuu ahaa