Facebook
wuxuu noqday web oo maanta dad badan ay ku jiraan soomaali iyo dad
kale, waxayaalaha facebook ku cusub waxaa ka mid ah video live ayaad
dadka tusin kartaa, marka dadka facebook soo gala waxay u qaybsamaan dad
dhab iyo dad fake ah, dadka faalsaha ah waxay badankooda wataan magac
been ah oo iyaga lahayn, waxayna u badan yihiin dad u soo galo raaxo
raadis ah, kuwa soomaalida waxay la bahayaan magacyada tusaya galmada
sida raayeeye naago qanciye gus weyne madaale gus dheere wasaaye waxayna
u badan yihiin wiilal xitaa camera ayay shidaan marka ay arkaan naag
rabta waxaas sidaas ayayna ku raaxaystaan waa siigo banaanka la soo
dhigay, runtii dadka noocaas ah aad bay ugu soo bateen marka moobeelada
ay soo bateen oo qof kasta mobile ka soo galaya facebook.
Dadka noocaas ah halkey ku nool yihiin?
runtii
jawaabta waxay noqonaysaa meel kasta way joogaan laakin waxay ku badan
yihiin yurubta waayo waxay haystaan xoriyad badan sidaas ayay falkaas
ugu dhaqaaqayaan.
waxaa
jira sidaas oo kale gabdho iyagana raga doobka ah gaadaya waxaana u
badan naagaha garoobada ah oo la soo furay oo yurub ku baaray, waxay
raadiyaan niman oo camera u shidaya sidaas ugu siigaynaya, aadna bay u
badan tahay sheekadan.
Xamar maxaa geeyay arintan?
sidoo
kale dad badan facebook ka soo gala muqdisho waxayba ka badiyeen dadka
yurub ku noolaa ee soomaalida ah, waxaad arkaysaa xaflado lagu qabanayo
xamar oo wiil iyo gabar isku niikinaya waa niiko cusub aan horay loo
arag wiilka wuxuu soo istaagaya gabadha dabadeeda markaas ayuu ku
qabanayaa alaabtiisa dabcan isagoo dharkiisa wata, dad badan ayaan
fiirsanayaa wayna ku faraxsan yihiin, sheekooyinka waxay u badan tahay
inay geeyeen dad shaqo culus ku jira oo laga soo diray wadamada
shisheeyaha, waayo niiko xadka ka baxsan weeye waa filin wasmo qeexan
waxaa u dhiman keliya xubinta qaawan in ay muqato.