Jacaylka midab ma laha maxaa laga wadaa

Jacaylka ma laha midab ninkan cadaanka ah iyo naagtan aadka u mdaow eeg sida ay isu faraxsan yihiin sawirkan waxaa la sheegay facebook aad buu uga yaabiyay dad badan ayaa share gareeyay marka arag saaxib, adiga waxaad leedahay naag jareer ma rabo adoo ah qof madow jareer muslin kula ah ayaad diidan tahay nin kaa cad ayaa naag jareerta soomaali ka madow sidan ugu dhegan
Jacaylka midab ma laha maxaa laga wadaa
 

1 Comments

Post a Comment
Previous Post Next Post