Qaraxa galkacyo ka dib waxaa dhacaya wax lala yaabay oo ah in hawiye iyo daarood mar labaad ay isku weeraraan webyada sida facebook iyo youtube, waxay dib u soo celiyeen cayda iyo qabyaaladda xun taas waalaga fiican yahay waa dullinimo.
afartan video labo waxay taageersan yihiin daarood labana hawiye