Qaabka ay hablaha u istaagaan marka ay sawir galayaan

Sawiradan waa lix sawir waxaa lagaa rabaa inaad ka soo saarto qofka ugu fiican xagga qiimaha iyo qaayaha iyo xijaabka iyo qaabka sawirka loo galay, sawirada run ahaantii waa shay dad lagu soo jiido, maanta dumarka aad bay u galaan sawir, dharka habka uu isugu habaysan yahay iyo naagta sida ay u gashay sawirka.

ajakiz oo ah webka maanta dad badan ay ku xiran yihin, dad badan ayaa na soo baaqda oo nala soo xiriira noo soo qora sheeko hadal murti madadaalo qiso soomaalida badankkooda aad bay u jecl yihiin webka nolosha bulshada waxaan ku leenahay nolosha bulshada ha moogaanin.
 Foon ama taleefoon maanta dadka waa qabsaday sawirada sahal buu ka dhigay hadabada hablaha maanta jira waxay ku tartamaan sawirada iyo taleefoonada, faraanti ayuu noqday foonka hala yaabin leejo leewaaye, waxaa yaab badan dad badan hadda meesha jooga oo la yaaban sheekada qaarkeeda haddii adiga aad qaadan rabto qoraalka waa yaab karakuus haddii aad tahay sub iska dheh ajakiz ayaa lagaa dhahaa sheekadan saaxib, paltalk ha soo galin ama faceboo.





Post a Comment (0)
Previous Post Next Post