Xaliimo waxaa lagu guursadaa sharafta iyo diinta ay leedahay, haddii aad hesho naag raaliya ah nasiib weyn ayaad leedahay waxaanna aan kuu rajaynayaa wiil iyo gabar fiican inaad dhasho, raaxada xaliimada waxay ka cayaaraysaa degananta nolosha ninka kaalin weyn haddii aad soo booqato webka ajakiz waxaad arkaysaa qoraalo badan kuu faa'idayn kara, marka waxaa lagaaga baahan yahay inaad mar kasta na soo booqato, barasho wanaagsan.